Ciyaalka Xaafada Aabahood oo Fariin Cajiib ah Soo diray

Ciyaalka Xaafada Aabahood oo Fariin Cajiib ah Soo dirayciyaalka xaafada aabahood ayaa dhawaan fariin  cajiiba soo garsiiyay ayaamo.com waloow uu diiday in aan shacabka magaciisa  barno xiligan sababo jiro awgood.

aaabaha ciyaalka xaafada ayaa fariintiisu ka kooban tahay dhowr qaybood aay isku fahmaan ciyaalka xaafada hadaba bahda ayaamo.com ayaa iidin leh jomco wanaagsan

1:mopelkan shiinees waaye (Qoftaan wax jiro maahan Cml)

2:mopelkaan labo simkare waaye cml(Qoftaan garoob labo dhal ah waaye)

3:Mopelkaan jaajar Afyare ah ayuu qaataa(Qoftaan Bigro Waaye cml)

4:Mopelkaan touch Screen waaye cml(Qoftaan Suno gud waaye cml)

5: Mopelkaan Kaligiis ayuu is wacaa (Qoftaan Shakileey waaye cml)

6:Mopelkaan 3310 waaye(Qoftaan dadki hore Waaye)

7:Mopelkaan Sameecada Ayuu la’a yahey(Qoftaan Dhagool waaye cml)

8:Mopelkaan iphone  5 waaye (Qoftaan magalka ayee ku cusub tahey)

9:Mopelkaa Fiyuuska ayuu ka gubtay(Qoftaan Fircoon waaye cml)

10:Mopelkaan Jaajar Af-wayne ayuu qadana(Qoftaan waa lasoo guursaday)

11:Mopelkaan bluetooth malahan(Qoftaan reer baadiye waaye cml)

12:Mopelkaan Internet usoo furanaa(Qoftaan waa soo mahersanaa)

 

DUUL NEWS INTERNATIONAL

YASIN SH.CUMAR

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>