Hoyga Barashda Quraanka kariimka ee Hilaal Online.

header

Bushaaro! bushaaro!

Waxaa loogu bushaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed meel kasta oo ay daafaha dunida ka joogaan  inuu udiyaariyay machadka …. HILAAL ONLINE duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono iyo waxay kala yihiin hadii Allaha yidhaahdo:

waa sidan soo socota waxaa la guu dhigi doonaa… sida Qur.aanka kariimka ah iyo higaada, carabiga,  tajwiidka,  khadka carabiga iyo caqiidada toosan ee islaamka. sidoo kale waxaa jiri doona kutub kale sida kitaabka salaada ka hadlaya siirada Nabiga (SCW) iyo axaadiista iyo kuwa lamida
waxa kamida duruusta lagu qaadanayo machadka kuwan
1. higaada oo laguugu dhamayn doono mudo kooban
2:quraanka kariimka ah oo lagu xifdisiin doono
3:docooyinka iyo tarbiyada islaamka
4:fiqiga iyo axkaamta
5:siirada{taariikhda islaamka} 6: axadiista nabiga scw 7:tafsiirka quraanka kariimka ah
6:luqada carabiga.
kala xidhiidh halkan machadka
www.hilaal.bugs3.com
call:00252634116862
Mobile: 00252634104339
skype name: hilaal-online
email:hilaalonline@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>