Akhris Liiska Saraakiisha Iyo Xubnaha Xisbiga WADDANI Ee Xukuumaddu Xabsiga Dhigtay

  1. Here available News, Spotrs, cultures, and social scienceCali Cilmi Geele ( Hogaanka Sare Xisbiga WADDANI)
  2. Ifrax Cumar Xasan (Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee heer Qaran)
  3. Xasan Xuseen Codyare (Xoghayaha ilaalinta Hantida qaranka ee Xisbiga WADDANI)
  4. Jamaal Hure (Gudoomiyihii Hore Gobola Dadmadheedh
  5. Deeq Xirsi Canbuur
  6. C/rahmaan Maxamed Rooble (Cabdi six)
  7. Hassan Ahmed Muuse Goodaad ( Xoghayaha Xanaanada Xoolaha)
  8. Amina jirde (Guddoomiyaha Waacyigaliinta ee Gobalka Marodi jeex)
  9. Maryan Maxamuud Diriir (Xogeyaha Garabka Haaweenka ee Heer qaran)
  10. Amaal Yuusuf Cabdi indha cad(Afhayaanka Garabka Haaweenka ee Heer qaran)
  11. Mawlid muuse (gudoomiye kuxigeenka Gobalka Maroodi Jeex)
  12. Maxamed Foore(Gud dagmada maxamuud haybe)
  13. Maxamed Sidiq Dhame ((Afhayaanka Garabka Dhaliyarada ee Xeer qaran)
  14. Ahmed Jaamac ( Xogeyaha Wacyi Galiinta Dagmada Ahmed

Dhagaax)

  1. Hassan Ahmed Cabdillaahi Caateeye ( Hassan aar)
  2. Mustafe Maxamuud Qodax ( Xoghayaha Arrimaha Gudaha)
  3. Sulekha Xiisa Cabdillahi
  4. Sahra Salaax Cawad
  5. Maryan Cismaan Faarax
  6. Saynab Cawad Diiriye
  7. Fu’aad Mixile Boqore (Guddoomiyaha Xisbiga ee Waddani ee gobolka Buuhoodle

Gobolka Saaxil

Berbera.

  1. Cali Axmed Kooshin (Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Xaaskiisa)
  2. Faysal Cumar
  3. Cawil Birdaasar
  4. Cabdillahi Salaah (Wash Man)
  5. (3) Dhalinyaro ah
  6. (2) Dumar) ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>