Daawo Muqaal…Xisbiga Waddani oo xafiis cusub ka furtay xaafadda Hays London,iyo tageerayaal kusoo biiray…

London07Feb15(Duulnews)Daawo Muqaal…Xisbiga Waddani oo xafiis cusub ka furtay xaafadda Hays London,iyo tageerayaal kusoo biiray…

IMG_955114

Inline image 1 Sabti 7.2.15(SM) kulan balaadhan oo ka dhacay galbeedka magaalada London ayaa waxa kasoo qayb galay tageerayasha Xisbiga Waddani ee magaaladda London iyo agagaarkeeda,kulanka oo lagu Daah-furaayey xafiis cusub oo xisbiga Waddani ku yeelan doono xaafada Hays. Kulanka oo ay ka hadleen gudoomiyaha xaafadda Hays Axmed Maxamed ayaa ugu horeyn aad ugu mahadceliyey tageerayasha kulanka kasoo qayb galay iyo sida wanaagsan ee aad usoo ajiibteen kulankan Daah-furka xafiiska Waddani ee Xaafadda Hays,waxa kale oo ka hadlay xidhiidhiyaha guud ee UK,Afhayeenka Qaarada Yurub ee Xisbiga iyo qaar ka mid ah tageerayaasha Xisbigaba ee Xaafadda Hays.Xaafadda Hays waa xaafad ay shicibka Somaliland aad ugu badan yihiin kana socdaan dhaq-dhaqaaqyo ganacsi oo aad u badan,waxayna muhiim u tahay xisbiga Waddani in uu xafiis ka furto. Salaanmedia/London Lasoco Muqaal dhawaan iyo sida kulanku u dhacay

 

1615

IMG_9510IMG_9511IMG_9520

 

 IMG_9521IMG_9522IMG_9524

 

 IMG_9525IMG_9527

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>