DAAWO MUUQAAL NINKII SOMAALIGA AHAA XAASKIISA KU DILAY NORWAY OO SO BANDHIGAY SABABTA KU KALIFTAY

LNDON 07fEB15Waxaa Halkaan idin kugu soo gudbineynaa Muuqalka min Somaliyed oo Xaaskiisa ku dilay Caasimada Labaad ee Dalka Norway ee Begen waxaan Xaaskaan uu dilay u dhashay ilmo gaaraya ilaan 6 Caruur ah oo kan ugu weyn uu jiro 18 Ninkaan somaliyed ee dilay Xaaskiisa ayaa dhowr jeer oo hore isku dhacay waxaan uu ugu hanjabay in uu dili doono hadii aysan kadeyn khilaafka mar kasta soo kala dhax galo labadooda kadib ninkaas somaliyed oo wali Magaciisa la sheegin ayaa xaaskiisa dilay kadib-na isku dhiibay Booliska wadanka Norway waxaan hada Socda Baaritaano lagu ogaanayo waxa sababay in Ninkaas Xaaskiisa Caruurta u dhashay uu si bareer ah u dilo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA VIDEO-GA

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>