Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaraya Magaaladda Taleex Iyo Baaqyo Loo Dirayo Dhinacyada Is-haya

news 1(Duulnews)- wararka ka imanaya Gobolka Sool,gaar ahaana Degmadda Taleex,ayaa inuu dagaal ka socdo degmada Taleex ee gobolka Sool,kaas oo u dhexeeya labo beelood oo wada dega deegaankaasi.

Si rasmi ah looma oga sababta keentay dagaalka,balse waxa la sheegayaa inuu bilaamay aroornimadii maanta,iyada sheegayo in laysu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.

Dad ku sugan Degmada Taleex ayaa sheegaya in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac uu sababay dagaalku.

waxa socda dadaalo lagu doonayo in lagu joojiyo colaada u dhaxaysa labada Beelood ee walaalo ah,taas oo ka imayanaysa Waxgaradka iyo Sama-taliska Goboladda kala duwan ee Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>