Deg Deg: GOLAHA BAARLAMAANKA SOMALILAND OO OGOLAADAY XILKA QAADISTII UU MADAXWAYNUHU KU SAMEEYAY GUDOOMIYIHII MAXKAMADA SARE.

Here available News, Spotrs, cultures, and social science(Duulnews)-Golaha baarlamaanka Somaliland ayaa fadhi uu maanta yeeshey ku ogolaaday xilka qaadistii uu madaxwaynaha Somaliland uu xilkii kaga qaaday gudoomiyaha maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf ismaaciil Cali.

Fadhigan saaka oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha guurtida Somaliland Siciid Jaamac Cali ayaa waxa fadhiyay 128 xildhibaan , waxaa ogolaaday xilka qaadista gudoomiyaha maxkamada sare 80 xildhibaan,halka ay diideen 32 xildhibaan , waxana ka aamusay 15 xildhibaan gudoomiyuhuna muucodayn.

Sidaasna waxaa ku hirgalay xilka qaadista gudoomiyaha maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>