Deg Deg :Komishanka Doorashhoyinka Qaranka Oo Iclaamiyay Wakhtiga Ay Doorashadda Ku Qabanayaan

Here available News, Spotrs, cultures, and social science(Duulnews)-gudiga doorashooyinka qaranka somaliland ayaa waxaa au saaka si rasmi ah ugu dhawaqeen wakhtiga ay dalka ka qaban doonan doorashoyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka .

Waxaa ay sheegen in ay dalka ka qaban doorashooyinka daba yaaqada sanadka danbe ee 2016 isla markaana ku beegan 1.junne 2016 .

Sidoo kale gudiga doorashooyinka qaranku waxaa xalay toole u gudbiyeen warqad ay madaxweynaha ugu sheegan wakhtiga doorashooyinka ay dalka ka qaban karaaan .

Madaxweynaha ayaa la filaya in bari oo arbaca ah uu warqadaas u soo gudbiyo golaha goortida si ay u sameyaan mudo kordhin sanad ah .

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>