Deg Deg: Wasiirkii Warshadaha Somaliland oo Iscasilay

abiib(Duulnews)-Wasiirkii Warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur, ayaa warqaddiisa iscasilaada u gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. waa wasiirkii 2-aad ee muddo 48 saacdood ku siman iska casila Xukumadda Siilaanyo, waxaa sidoo kale shalay iscasilay la taliyihii Madaxweynaha ee arrimaha Beelaha la hayb sooco.

 

Wasiirku waxa uu istiqaaladdiisa u xaqiijiyay BBC-da. Arrintan ayaa imanaysa iyadoo Wasiirkii Maaliyaddu iska Casilay xilkii uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay ee ahaa Wasaaradda waxbarashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>