Deg Deg:Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay

Mursi(Duulnews)-War hadda soo dhacay waxa uu sheegayaa in maxkamad ku taala Masar ay xukun dil ah ku xukuntay madaxwaynihii hore ee Masar Maxamad Mursi.

Waxaa xukunkaas loogu fuliyay,isla markaana lagu saleeyay siday Dacwad-soo-oogayaashu sheegeen kaalintii uu ku lahaa xabsi la jabiyay oo ay maxaabiisi ka baxsadeen.

Sida uu qorayo Sharciga Masar, garsooruhu waa in uu la tashadaa hay’addaha diimaha inta aan dilkaasi la fulinin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>