Golaha Guurtida Oo Guddi U Saaray Kasoo talo-bixinta Wakhtiga Ay Qabsoomayaan Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Wakiiladdu

 

Sal(Duulnews) Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan,oo shir-gudoominayay Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtidda Somaliland,ayaa sheegay inay guddi ay hogaaminayaan Shir-gudoonku ay soo faaqidi doonaan xiliga ku haboon ee ay Dalka ka qabsoomi karto Doorashadda Madaxtooyadda iyo Wakiiladda.

Gudiga oo lagu saleeyay nidaamka ay beelaha Somaliland ku qaybsadaan xilalka Dawladda ayaa waxay tiradoodu tahay 29 xildhibaan,kaas oo Gudoomiye u yahay Gudoomiyaha Golaha Guurtidu.

 

 

halkan ka akhri magacyada gudida uu gudoomiye Saleebaan Magacaabay:-

 

  1. Sulaymaan Maxamuud Aadan         Guddoomiyaha Golaha.
  2. Siciid Jamac Cali                           Gudd

ku-xigeenka 1aad ee Golaha.

  1. C/raxmaan Sheekh Yuusuf Sh.       Gudd ku-xigeenka 2aad ee Golaha.
  2. Muxumed Aw Axmed Xaaji Aadan         Xubin.
  3. Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf                   Xubin.
  4. C/qaadir Maxamed Xasan                     Xubin .
  5. Siciid Xuseen Huruuse                        Xubin.
  6. Mamduux Cusmaan Sheekh                 Xubin
  7. C/qaadir Aw Xuseen Mire                     Xubin
  8. Xasan Sh. Axamed Sh. Nuux               Xubin
  9. Cabdi C/laahi Xasan                           Xubin
  10. Siciid C/laahi Yaasir                           Xubin

13.Axmed Daahir Maxamuud                   Xubin

  1. Cawil Xuseen Axmed                         Xubin
  2. Farxaan Ciise Ubaxle                         Xubin
  3. Cawil C/laahi Caydiid                         Xubin
  4. Axmed Nuur Aw Cali Aadan               Xubin

18.Sul Isamaacil Sul.C/raxman               Xubin

  1. C/raxmaan Qawdhan Muxumed         Xubin
  2. Xuseen Madar Xoosh                         Xubin
  3. Caydiid Cabdi Maxamed                     Xubin
  4. Nuur Rayaale Khayre                         Xubin
  5. Xasan Cumar Axmed                         Xubin
  6. Dayib Xasan Axmed Faarax                 Xubin
  7. Maxamed Jamac Abokor                     Xubin
  8. Xirsi Ciise Jaamac                             Xubin
  9. C/raxmaan Axmed Araaye                 Xubin
  10. Maxamed Shire Faarax                       Xubin
  11. C/laahi Ibraahim Habane           Xoghayaha Golaha – Xoghayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>