“ Golahani, Haddii Uu Sanad Wax Ka Badan Sii Jiro,Umaddyahay Ma Jiraysaan”. Xil. Siciid Climi Rooble

Rooble sss(Duulnews)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble,oo ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ugu jira Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa sheegay baddiba Xildhibaanaddii ay Umaddu soo dooratay ee Golaha Wakiiladdu ay noqdeen qaar dantii guud ka horumariya dantooda gaar ahaaneed,waxaana uu su’aal galiyay wax-tarka Golaha Wakiiladda haddii Cimri-dherer kale oo hor leh loo sameeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>