Gudoomiye Saleebaan-gaal Oo Xildhibaan La Olog Ah U Magacaabay Af-hayeenka Golaha Guurtidda

(Duulnews)-Guddoomiyaha golaha Guurtida somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Maanta u magacaabay golaha inuu afhayeen u noqdo Xildhibaan Cabdi Qaadir Maxamed Xasan Indho-indho oo ah Xildhibaanka Ka tirsan golaha Guurtida.

 

Guddoomiyaha oo Warqada uu ku faray inuu Maanta laga bilaabo yahay Afhayeenka Golaha Guurtida oo Nuqul Ka mid Ahi soo gaadhay Shabakada Caalamiga Ah ee HadhwanaagNews Ayaa U dhignaa Sidan.

 

Ku:- Dhamaan Mudanayaasha Golaha Guurtida Jamuuriyada somaliland

 

ku:- Dhamaan Saxaafadda Somaliland

 

Ku:-Magacaabis

 

Waxaan La socod Siinaynaa Dhamaan Mudanayaasha Golaha Guurtida Jamuuriyadda somaliland,Saxaafada iyo Cidkasta oo ay khusayso,in laga bilaabo maanta oo bishu tahay 07/6/2015 loo Magacaabay Afhayeenka Golaha Xildhibaan Cabdi Qaadir Maxamed Xassan indho-indho oo ah Guddoomiyaha Guddida

 

 

 

 

Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida Somaliland

 

Allaa Mahad Leh

 

Guddoomiyaha Golaha Guurtida somaliland

 

Saleebaan Maxamuud Aadan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>