Hargaysa: Dab Goor Hore Oo Saaka Ah Ka Kacay Dhismaha Xisbiga Ee Suuqa Gobonimo

Here available News, Spotrs, cultures, and social science(Duulnews)-Hawl wadeenada Dabdamiska Dawladda hoose ee Hargeysa oo kaashanaya qaybaha Bulshada, ayaa ku guulaystay Daminta Dab qabsaday Guriga Xisbiga ee ku yaala Suuqa Gobanimo. Dabka oo ahaa mid Kooban ayaa ka kacay meelo ganacsi oo dad danyar ahi leeyihiin, waxaana lagu guulaystay inaanu dabku ku fidin Suuqa Gobanimo oo ah mid baladhaan islamarkaana hanta badani taalo. Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa Mawliid Waris Cabdillaahi, ayaa saxaafadda u sheegay inaan dabka ka dhalan Khasaare Nafeed balse wixii khasaare Maaliyadeed ah la sheegi doono marka la qiimeeyo. Wali lama Oga khasaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>