Maamulayaasha Gobolka Waqooyi Barri Ee Dalka Kenya Oo Ku Dhawaaqay Inay Gabi Ahaanba Al-Baabada Loo Laabo Xeryaha Qaxoontiga Somalida Ee Gobolkaas Ku Yaala

news 1(Duulnews)- Wararka hadda kaoo baxaya Gobolka Waqooyi barri Kenya,ee ay Somalidu dagto,kaas Khamiistii todobaadkii hore ay Xoogaga al-shabaab weerar ba’an la beegsadeen Jaamacad ku taala Magaaladda Gariza,ayaa Masuuliyiinta Gobolkaasi waxay ugu baaqeen Xukuumada Kenya inay Al-baabada iskugu laabto xeryaha Qaxoontiga oo ay ku jiraan kumaan kun oo Somali ah.waxaanay sabab ka dhigeen iyaga oo Xeryaasi noqdeen siday

hadalka u dhigeen Hoyga laga hago,laguna tababaro Argagixisada dalkaas weerarada lagu hoobto ka gaysata.

Taalabadan ayaa si weyn u taaban toonta,saamayn tabana ku yeelanta ilaa Nus Milyan Somali Qaxoonti ah oo ay Xeryahaasi hoy u ahaayeen muddo Tobonaan sanno ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>