Maamulka Puntland Oo Mamnuucay TV-ga Somaliya Inuu Ka Hawlgalo Deegamadooda.

PUN(Duulnews)-Maamulka Dawlad Goboleedka Somalia ee Puntland ayaa amray in albaabada loo laabo xafiiskii uu telefishanka qaranka Somalia ku lahaa Magaaladda Garoowe.

Amarka Xayiraada Telefishanka qaranka Somalia ayaa ka dambeeyay ka dib markii lagu soo eedeeyay in uu baahiyay warar been abuur ah.

Wareegto uu ku saxeexan yahay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa lagu yidhi.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>