Maayar SOTELCO Oo Noqday Masuul Calooshiisa-La-Ciyaar Ah,Waddooyinkii Hargaysa Oo Boholo Isu-Baday Iyo Dad Danyar Oo Maanta La Qeddo-tiray

Hargaysa: (Duulnews)- Dawladda Hoose ee Maagaaladda Hargaysa,ayaa si weyn ugu fashilantay inay Wadooyinka waaweyn ee Magaaladda Hargaysa ay dacay-tir ku samayso,xili ay Maanta hawl-galo arxan-darro ah kula kacday Dadka Danyarta ah eek u ganacsadda Suuqa Wey nee Magaaladda Hargaysa.

Dadkan ay maanta Meheradahooda la ba’biyay ayaa ah Dadka inta badan sida joogtada ah u bixiya Cashuuraha kala duwan ee ay Dawladda hoose qaado.

Maayarka Magaaladda Hargaysa, Cabdiraxmaan maxamuud Caydiid (Sotelko),ayaa noqday Masuul Calooshiisa la ciyaar ah,isla markaana si Masuuliyadd-daro ka muuqato ula dhaqmaya dadka Maadata ah ee nolol-maalmeedkooda kala soo baxa Suuqa Waaheen ee Magaladda Hargaysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>