Madaxwaynah Dalka Zimbabwe Robert Mugabe,oo 90 jir ah ayaa dhacay/kufay xili uu ka soo laabtya Xaruunta Qaramada Midoobay ee Addis Ababa, kana soo degay Gigadad Diyaradaha Caalamiga ah ee Herere xili tageero xoogana ay diyaar ugu ahaayeen soo dhawyntiisa.

Mugabi

 

 

 

 

 

 

 

(Duulnews)Madaxwaynaha ugu dad’da wayn qaaradan Africa ee dalka Zimbabwe Robert Mugabi ayaa ku kufay rooga cas ee madaxwaynayasha loo dhigo xili uu ka soo laabatay Shirkii Midawga Africa ee dalka ethiopia, isagoo markaa ka soodegay gigada diyaradaha ee dalkaas, taageerayaal xoogan ay diyaar u ahaayeen soo dhawayntiis ayaa waxa markaliya Ishu qabatay Madaxwaynaha oo dhulka galay, vedeo iyo sawiro laga qaaday ayaa Muujinay inuu cagta la waayay Kaabadii uu ka soo degayay.

Mugabi waa Hogaamiyah Cusub ee Midawga Africa,  Mugabe ayaa  awood dalkaas hayay tan iyo 1987, Tageerraaysha Sujuudi ayaa u diyar ahaa soo dhawayntiisa, wxa kale oo goobta ku sugna ciidanka gar ka ah ee Ilaaladadiis aiyo Saxaafad tiro badan, sawir qaade u dhasahay dalkaas ayaa qaday sawir cajiiba isoo madaxwaynuhu dhulka yaala.

Mugabi2

 

 

 

 

 

 

 

Si kastaba ha ahaatee, tan waxay cadaysaysaa awood darada Madaxwayne Mugabi, hadan xil jacaylka sii haysashada talada dalkiisu ku adagyahyay, isla markaan uu daboolayo awood daradiisa iyo daciifnimadiisa.

Ciidamada Amaanka ayaa ku qasbay Sawir qaade u dashay dalkaas in uu gabi ahaan ba tirtiro sawirkan.

 

Deeq Osman

Duulnews

Hargeisa Office

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>