Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Baanka Horumarinta Ee KFW

Siilaanyo(Duulnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Bank horumarinta ee KFW, oo ah bank laga leeyahay dalka Jarmalka, kaasi oo Somaliland ka caawin doona saddex qaybood oo noqon doona Biyaha Hargeysa, Nadaafada

Hargeysa iyo biyo celinta iyo Caro celinta dhanka beeraha.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Deegaanka, wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Maayarka Caasimada, Maareeyaha Biyaha iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>