Ogaysiis

Barkhad

 

 

 

 

 

Xarunta keydka , Hidaha, Dhaqanka ,Akhriska Iyo Qoraalka Ee Maxamed Mooge waxay qabanaysaa barmaamij cusub oo la magac baxay WADAJIR waxaana barmaamijkaas lagu lafa guri doonaa laguna furayaa dhibaatooyinka haysta beelaha la hayb sooce waxaan marti ku ah Barkhad Xirsi Batuun oo si weyn u faaqi doonta ,, sidoo kale barmaajijkan oo taxane noqon doona waxa lagu darsi doonaa mawduucyo khuseeya wadajirka iyo meel uga soo wada jeedsiga danta
bulshada iyo diintaba.
Goobta: Maansoor Wakhtiga: 6:30Pm
Goorta: 13/02/2015 maalinta jimcaha habeenka sabtidu soo galayso.

Duulnews

Hargeisa Office.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>