Qaramada Midoobay Oo Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Ugu Baaqday In Ay Dib U Eegto Go’aankii Muddo Kordhinta Ee Dib Loogu Dhigay Doorashooyinka -

ddddddd(Duulnews)-Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Nicolas Key, ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland, ee uu Madaxweynaha ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo, in ay dib u eegaan go’aankii dhowaan dib loogu dhigay qabsoomidii doorashooyinka, sidaana waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu goor dhawayd soo dhigay boggiisa Twitterka.
Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Nicolas Key, waxa uu qoraalkiisan ku cadeeyay, sida qotada dheer ee aan la qarin karin ee uu uga xun yahay go’aanka dib loogu dhigay doorashooyinkii Somaliland/

Qoraalkan kooban ee Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland Iyo Somalia, oo ku qornaa Af Ingiriisi, waxa uu dhignnaa sidan,
UN special envoy to Somalia Nicolas Key has called separatist Somaliland administration to reconsider its decision of postponing the election. Nicolas Key could not hide his displeasure saying his deeply disappointed by the decision to postpone the election which was scheduled to be held in July. -

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>