Qarax Xoogan Oo Maanta Gil-gilay Magaaladda Muqdisho Iyo Masuuliyiin Badan Oo Uu Galaaftay Iyo Wararkii u danbeeyay

guuuuMuqdisho(Duulnews)- wasiirka gaadiidka Dawladda Federalka Somaliya Cali Jaamac Jangali iyo laba Wasiir ku-xigeen oo ku dhaawacmay Qarax manta Muqdisho ka dhacay, kaasoo khasaare balaadhan ka dhashay.

Wali wararka ka soo baxaya qaraxaasi ma sheegayaan khasaare rasmi ah hase yeeshee waxa isa soo taraya warar dheeraad ah oo sheegaya in tirada dhimashada iyo dhaawucu badan yihiin.

Cumar Maxamed Cumar oo ah Wiil dhalinyaro ah ayaa isna la soo sheegayaa in uu ku dhaawacmay qaraxaasi.

Wariye: Mohamed Hassan Daacad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>