Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdi Qaadir Oo Magacaabay Gudiga Qaban Qaabada Shirka Beelwaynta Ciidagale

fafHargeisa(Duulnews)-Suldaanka guud ee salaadiinta Somaliland suldaan maxamed cabdi qaadir waxa uu magacaabay gudiga qaban qaabada shirka beel waynta ciida gale warqad uu ku saxeexan yahay suldaanka guud oo soo gaadhay xafiiska oodweynenews waxa uu suldaanku ku magacaabay gudi ka kooban cuqaal iyo jiif uu uxushay Inay galaan hawlaha qaban qaadabada iyo diyaarinta shirka beelwaynta ciida gale waxaanu qoraalka uu suldaanku ku magacaabay gudiga udhignaa sidatan “

aa2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>