Taageero buuxda oo ay soo saareen Jaalliyadda beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) iyo qodobbada madaxdhaqameedka beeshu go,aamiyeen oo ay la qaateen

baaq(Duulnews)-Annaga oo ah jaalliyada beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) waxaanu taageero buuxda la garab taagannay shirka ay isugu yimaadeen maanta 3/5/2015 madaxa dhaqameedka beesha kuna dhamaayeen salaadiin,cuqaal, jiif caaqillo,boqor Raabi Yusuf iyo odayaal kale oo beesha miisaan ku leh oo uu hormood u yahay suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqadir iyo qodobbada ay isla qaateen ee saddexda ah ee kala ah.

 

In aanay metelin beesha guddidii horumarinta ee ay beeshu doratay 29/6/2011 si ay beesha u hoggaamiyaan muddo laba sannadood ahayd waxaanay kaga dhammayd 28/6/2013 gudidaas oo ka koobnayd 35 xubnood waxaana ka fadhiistay oo bulshada ka mid noqday ka dib markii wakhtigii ka dhammaaday 31, waxaana iska sii watay 4 xubnood gudidaas oo aanay ardaayada beeshu u dhammayn waxaanu Allah uga baryeynaa in uu ajri ka  siiyo muddadii ay xilka soo hayeen waanay ku mahadsanaayeen.

Beeshu in ay yeelato shir ay ku ducaysanayso oo ay qabanqaabdeeda u hawl gasho Gudida qaban qabada shirweynaha Ciidagale ee uu ansixiyey suldaanka guud  ee

 

beelaha Somaliland Suldan Maxamed Suldan c/ qaadir Suldan Cabdlahi

 

Magacyada Gudida

  1. Jiifcaaqil Xuseen Xasan Cali warabe
  2. Caaqil Xasan Badmaax Maygaag

 

3.Jiifcaaqil Aabi xasan Caqil yare

  1. Caaqil Xasan Ibrahim Xuseen
  2. Caaqil Maxamed Weerar Cismaan
  3. Caaqil khadar Maxamed Axmed
  4. Caaqil Cali Maxamed xuseen
  5. Caaqil Cali Axmed Cabdlahi
  6. Caaqil Nuur Muxumed xirsi

10.Jiifcaaqil Mustafe Yusuf Gaaxnuug

  1. Jiifcaaqil liiban Maxamed Cabdi

 

 

  1. Dhulka masallaha ee muranku ka dhashay in ay beeshu lahaato dawladuna ku garab istaagto dhulkaas oo ah dan guud.

 

 

Taageeradan buuxda waxaa soo saaray.

 

Jaalliyadda qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaacil(Ciidagale)

 

 

 

Guddida Jaalliyadda beesha ee reer UK

 

Deeq Cabdi Digale======= Guddoomiye.

Mustafe Cabdulahi Ismacil==Guddoomiye ku xigeen.

Mahad Cabdi Xaji Good===Xoghaye.

Cabdi Cabdulahi Mooge==xubin.

Maxamed Cabdi Omaar===xubin.

Cabdi Cali Xusen======xubin.

Adan Farax Geedi=====Xubin.

Fuaad Cisman Muxumed==xubin.

Cabddulahi Xasan Maxamed=xubin.

 

Garabka haweenka.

 

Amina Xaashi Guuleed======== Guddoomiye garabka haweenka.

Sahra Ismacil Xasan====== Khasnajiyad.

Hodan Sulda Rashiid======xubin.

Fosiya Cisman Cawaale=====xubin.

Ifrax Maxamed Baaruud====xubin.

Fardawsa Adan Koodbuur==xubin.

Nuura ciise omaar ======xubin

 

 

 

Guddida marjaca ama musdambeedka.

 

Adan Mooge Xirsi (Adan ingiriis)

Maxamed  Xasan Jafal.

Maxamed Yusuf Diirqadhaadh

Xasan Macalin.

Abokor M.Shukri.

Sheekh Ibrahim.

Ismacil A.Xaawa.

 

 

 

Wa billaahi tawfiiq

 

Guddoomiyaha jaalliyada beesha badhtamaha,

 

bariga iyo koonfurta Hargaysa ee deggen UK.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>