War Degdeg ah: Sadax Qof Oo Geriyoday iyo Todoba Qof Dhaawac ah Hada La Gaadhsiiyay Cisbitaalka Magaaladda Burco

(Duulnews)-Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Wadada isku Xidha Magalooyinka Berbera iyo Burco gaar ahaana Kalasharka ayaa waxa ku Geriyoday Sadex Qof Oo Uu ka Mid ahaa Gudomiyaha Jaamacadda Addis Burco Maxamed Siciid iyo Laba Hablood Oo ka Mid ah Ardayda Dhigata Jamacadaasi,

Shilkani Gaadhi ayaa sidoo kale waxa ku Dhaawacmay Todoba Qof Oo ka Mid ahaa Dadkii la socday Gadhigaasi,

 

Gaadhiga Shilka Gaystay ayaa ahaa Noho Waxaanay wararku intaasi ku darayaan in dadka dhintay iyo kuwa noolba ay ka soo laabteen Safar Todoba Bax Aroos Oo ay ku Tageen Magalada Berbera,

 

Warkani Oo Fahfahin Goor Dhow Kala Soco Shabakadda Caalamiga ah Duulnews.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>