Xawaaladihii Somalida Ee Dalka Maraykanka Oo Dib U Hawl galaya,Ka Dib Maalmo Ay Xanibnaayeen.

 xawaalad(Duulnews)-Waxaa maalinta bari ah shaqadoodii dib u bilaabaya xawaaladaha Somaliyeed ee wadanka Maraykanka.

Inta badan xawaaladaha ayaa xidhmay kaddib markii bangiga lacagaha u xawili jiray uu xidhay xisaabaadkoodii lixdii bishan February.

Xidhitaanka xawilaadaha Soomaalida ee Mareykanka ayaa saameyn ballaaran ku yeelatay noolasha Soomaali badan oo ku nool gudaha dalka, kaddib markii ay waayeen lacagihii ay ehelkooda ka heli jireen.

 

Cabdicasiis Sugule, waa gudoomiyaha urur ay ku bahoobeen xawaaladaha Somaalida oo la yidhaahdo SAMSA.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>